Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro dhameeyay jaamacadaha isla markaana abuurtay fursado ganacsi si ay noloshooda u maareeyaan .
Dhallinyaradan ayaa iibiya dharka nuucyadiisa kala duwan waxaana ay uga maarmeen ineey ka tahriibaan dalka.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.