Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cabdullaahi Maxamed Cusmaan oo kamid ah dhallinyarada waxbaratay ee ku nool Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay inuu ganacsatada Magaalada adeegyada ay u baahanyiin uga keeno dalka dibadiisa si ay bulshada uga iibsadaan.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.