Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya iibinta Hilibka kalluunka nocyadiisa Kala duwan.
Dhallinyaradan ayaa iibiya hilibka kalluunka qaybihiisa kala duwan kaasi oo laga soo jilaabto Wabiga ee dhaxmara bartamaha magaalada Baladweyne iyo deegaanada hoos taga.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.