Dhallinyaro isxilqaantay oo deeq lacago ah gaarsiiyay Qoysaska Danyarta ah oo ku nool kismaayo

0
485

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhallinyaro ku nool magaalada kismaayo oo fariimo is caawin ah ku baahiyay baraha bulshada ayaa ka jawaabay warbixintii aan ka diyarinay kaam harboole ee kismaayo taaso aan kusoo bandhignay baahiyaha haysta qoysaska danyarta ah ee ku sugnaa kaamkaan ay kusoo barakaceen waxa ay maanta afuriyeen in kabadan 70 qoys  iyadoo 30 qoys oo kamid ah ay yihiin qoysaska kaam harboole ee kismaayo.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here