Dhallinyaro fursado shaqo ka helay xarunta daaweynta Ilkaha Al-Xuneyn ee Baladweyne

0
40
Tiro dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Baladwayne ayaa fursado shaqo ka helay xarunta daaweynta iyo bixinta Ilkaha Al-Xuneyn ee magaalada Baladweyne.
Xarunta Al-Xuneyn ayaa qabata daaweynta Ilkaha,Afka, Xirista Ilkaha,buuxinta iyo dareen dilista Ilkaha.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here