Dhalinyaro fursado shaqo ka helay goobaha Ganacsi ee laga hirgaliyay Baladweyne

0
122
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Carwo Hubaal oo ku talo Magaalada Baladweyne islamarkana lagu sameeyo jiifafka ayaa waxaa fursado shaqo ka helay dhalinyaro badan kuwaasoo markii hore ay heysatay shaqo la’aan baahsan.
Maamulaha Carwo Hubaal cabdiraxmaan Cumar Axmed ayaa warbahinta u sheegay in shaqooyin kala duwan ay qabtan dhalinyarada islamarkana qaarkood xirfadaha ay ku shaqeystan ay ku barteen goobtoda Ganacsiga.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here