Dhallinyaro fursado ka helay Shirkada Marwo ee Magaalada Baladweyne

0
6

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Shirkada Marwo ee Magalaada Baladweyne ayaa shaqo abuur u sameeyay Inkabadan 6 dhallinyaro kuwaasi oo qaban doonaya Shaqooyiinka Iibinta , Darawalnimada iyo Xisaabaadka.

Shirkada Marwo ayaa kamid ah Xaruumaha ganacsi oo laga hirgaliyey Baladweyne Taasi oo iibisa Agabka Nadaafada iyo Fayadhowr-ka sida Shaambada, Saabuunta, Oomada iyo Waliba Jibsiga.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here