Dhallinyaro Baladweyne ka bilaabay Ol’ole lacag loogu aruurinayo dadka danyarta ah

0
62

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Dhalinyaarda Mustaqbal oo ay ku midoobeen dhallinyaro ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay aruurinta lacag loogu tala galay in lagu caawiyo dadka danyarta ah ee ay saameysay faatahaadda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here