Dhallinyarada Soomaaliyeed oo laga keenay Liibiya oo dalka dib loogu soo celiyay

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowladda Soomaaliya oo kaashaneysa Midowga Yurub islamarkaana dadaal xooggan ugu jirta sidii dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan dalalka caalamka dib loogu soo celin lahaa dalkooda ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 145 muwaadin, kuwaas oo tacadiyo kala duwan kala soo kulmay dalka Liibiya.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here