Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhallinyarada ku nool maagalada Baladweyne gaar ahaan kuwa kaxeeyo moto bajajka ayaa waxaa soo food sartay shaqo la’aan baahsan.
Shaqo la’aanta ka jirto maagalada Baladweyne ayaa waxaa sababay bur burka wadooyinka muhiimka ah ee dhax mara maagalada Baladweyne iyo shilin soomali la’aanta jirto.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.