Dhallinyarada Jowhar oo loogu baaqay inay Sameeyaan Shaqo Abuur

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhallinyarada ku nool Magaalada Jowhar ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay Waxaa ay Noqdeen kuwa u safra Dalka dibadiisa shaqo la,aan soo foodsaartay Awgeed ‘halka dhalinyarada qaarna ay ka faa’iidastaan ganacsiyada yar yar ee soo koraya iyo wax soo saarka beeraha si ay uga baxaan shaqo la’aanta sido kalana uga maarmaan tahriibka iyo waxyaabaha la midka ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here