Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha ururka Dhallinyarada degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Maxamad Xuseen Cilmi ayaa maamulka Goboleedka Hirshabelle iyo Wasaaradda Caafimaadka ka codsaday in lagu taageero sidii ay u heli lahaayeen qalab qashinka ay uga nadiifiyaan magaaladasi ay korna ugu qaadan bilicda magaalada.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.