Soomaliya ayaa kamid ah dalalka sida ween dadkisa gaar ahaan dhalanyarada ay u taribaan kaas oo wax iskacadiya kanoqday dalka ila hadana an loo helin xalrasmi ah oo dayarta looga badbadinaya qatarta ay u barerayaan si ay u helaan nolol kaduwan mida ay ku jiraan iyo fursada shaqa taas oo ay san ogeen in ay heli dinaan iyo in kale.
Gudoomiyaha Dhalinyarada Degmada kismaayo Abaadir Abadiraxmaan ayaa dalanyarada ugu baaqay in ay ka fogaadaan safarrada tahriibka ee halista badan, ayna dalkooda ku dhistaan mustaqbalkooda kaas oo uga wanagsan mid ka ay u galayaan safarada halista badan.
Mowlii Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

