Dhalinyrada kunool magaalada Kismaayo oo loogu baaqay in ay ku dadaalaan Hormarinta wax akhariska

0
44

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulshada kunool magaalada Kismaayo  ayaaa waxaa lagu baaqay in ay xooga saraan sidii ay ku hormarin lahayeen Akhariska iyo Qoraalka taas oo qeyb ka qadaneesa kobicinta garaadka iyo masakaxada qofka .

Akhrisku wuxu ka jarayaa dabaradda jahliga iyo gaajadda, marba marka ka danbaysa ee aad wax-akhridid waxa ka sii baxaysaa jaahilnimaddii aad maxbuuska u ahayd.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here