Dhalinyaro xoogsato ah oo soo saara dhagAxaanta Guryaha lagu dhiso oo ka warbixiyay shaqadaan ay qabtaan & sida ay noloshooda uga maareeyaan

0
195

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar badan oo ka mid ah dhalinyarada muruq maalatada ah ee ku nool Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa maalin walba u shaqa taga goobaha laga qodo dhagxaanta lagu dhiso guryahaha si ay nolol maalmeedkooda u soo dhacsadaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here