Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa jira dhalinyaro badan oo heer sare ka gaaray waxbarshada balse aysan heesan heelin shaqo ku filaan kuwaas oo bilaabay in ay sameesataan shaqo abuur iyaga qaas u ah si nolashooda iyo mid qoysaskooda ay ku mareeyaan.
Qaar ka mid ah dhalinyaradaasi oo ku nool magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa bilaabay ganacsiyo yar-yar oo ay ku mareyaan nolashooda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.