Dhalinyaro Soomaaliyeed oo safar dalxiis ah ku yimid  Kismaayo oo booqday goobaha loo dalxiis tago

0
251
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah dhalinyarada reer muqdisho ayaa magaalada Kismaayo u yimid in safar dalxiis ah ay ku tagaan Deeganada hoos yimaada Degmada Kismaayo sida Goobweyn,Buula Gaduud,Qaam Qaam iyo Goobo kale oo badan  looguna talo galay dalxiiska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here