Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Geella ayaa waxaa uu ka mid yahay xoolaha ay Somalida inta badan dhaqato,kaasoo laga helo nafiyo badan,dhaqidda Geella ayaa waxaa ay ka mid tahay dhaqanka Soomalida iyagoo siyaabo kale duwan u isticmalo.
Dhalinyaro ku nool magaalada Kismaayo ayaa waxay duleedka Kismaayo ka hergeliyeen xarunta lagu shiido macsarada,iyagoona u adeegsanaya Geella iyo agab kale.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.