Dhalinyaro soo saarto Shampoo ayaa ka waramay sida ay u sameeyaan

0
535

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkada Ileeys shampoo ayaa magaalada Kismaayo laga hergaliyay sanadkii  hore 2019kii,waxaana hergaliyay dhalinyaro isku darsaday fikir iyo hal abuur si ay bulshada wax ugu soo kordhiyaan .

Shirkaddan ayaa soo saarta shampada dharka oo ay dhalinyaradaan sameeyaan ka dibna ay ugu faa’iideeyaan qaybaha kala duwan ee bulshada reer Kismaayo .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here