Dhalinyaro si iskood ah isugu xilqaantay oo Maanta 40 qoys gaarsiiyay Raashin ay ku afuraan

0
234
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kooxdan dhalinyarada ah oo iskood isku xilqaamay ayaa deeq raashin ah  u qeybiyey qoysas gaaraya ilaa 40 qoys kuwaa oo ah qoysas danyar ah.
Dadka loo qeybiyey Raashinkan ayaa loogu talagalay iney ku afuraan dadka masaakiinta ee danyarta ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here