Dhalinyaro shaqo la’aan ahaa oo fursado shaqo ka goobaha Sawirada lagu qaado ee Magalada Baladwayne

0
71

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ilaa 7 dhalinyaro ah oo horay shaqo la’aan u ahaa kuna nool Magaalada Baladwayne ayaa fursado shaqo oo cusub ka helay Photo Beledweyne Portrait oo dhawaan laga hirgeliyay magaalada.

Dhalinyaradan ayaa qabta shaqooyin iskugu jira qaadista sawirada iyo qurxintooda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here