Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ganacsatada magalada kismaayo ee xarunta gobalka jubada hoose ayaa mudooyinkan ku hawlan sidii ay magalada u keeni lahayeen adeegyo casri ah kuwaas oo ay bulshadu baahiyo kal duwan u qabaan.
Ganacsato Dhalinyara ayaa magaalada keentay misaan casri ah kaas oo aad ku cabiri karto misaanka culayskaaga iyo waliba dheeraarkaga.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.