Dhalinyaro noloshooda ka mareeya iibinta balka ka soo go’a beeraha Gobolka Hiiraan

0
61

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ciise Cabdi Cali oo ka mid ah Dhalinyarada magaalada Baldwyne isla markaane ka ganacsada iibinta balka isagoo nolosha qoyskiis kamaareeyo.

Ciise Cabdi Cali ayaa balkaan wax uu ka keenaan beeraha ku yaalo duleedka magaalda Baldwyne balka ayaa waxaa kaiibstado dadka xoolo dhaqtada ee kunool magaalada Baldwyne.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here