Dhalinyaro Nolosha Qoysaskooda ka maareeya Sharaxaada Gawaarida Arooska magaalada Kismaayo

0
43

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa inta badan walaac ka muujiyo shaqo la’aan,balse taa badalkeeda waxaa jiro Dhalinyaro la yimaado hal-abuur Ganacsi,kaas oo Noloshooda iyo mida Qoysaskoodaba ay Nololmaalmeed uga raadsadaan.

Abdirahiim DeckĀ ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here