Dhalinyaro la siiyay deeq waxbarasho oo dibada ah

0
53

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS ayaa kulan sagootin ah Magaalad Muqdisho ee Caasimada Dalka ugu qabtay Dhallinyaro dowladu siisay deeq waxbarasho oo dalka dibadiisa ah isla markaana tagaya Dalka simbaabwi  iyagoo  soo baran doona Cimiga Beeraha.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here