Dhalinyaro ku nool magalada Baladwayne oo Nolashooda ka maareya iibinta Agabka Guryaha

0
147

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ku shaqeysto iibinta agabka guryaha.

Dhallinyaradan ayaa iibiya agabka guryaha sida Daahmanka Katabaanada iyo shumacyada waxaana ay uga maarmeen ineey ka tahriibaan dalka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here