Dhalinyaro ku nool magaalada Baladweyne oo la yimid hal-abuur shaqo

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaafada Howl wadaag laanta Hilaac ee magaalada Baladweyne ayaa laga Hirgeliyay Photo bulsho taasi ay baahi wayn u qabeen bulshada Xaafadaas.

Shaqooyiinka ay qabato Footadaan ayaa waxaa kamid ah qaadista Sawirada teesaraha , Sawirada caadiga ah iyo duubista Xafladaha qalin jabinta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here