Dhalinyaro ku nool Guriceel oo Adeeg Caafimaad oo bilaash ah ka sameeyay Deegaanka Qarsooni.

0
49
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhallinyaran ku mideysan Ururka Caafimaadka Badbaado ayaa   si Bilaash ah uga shaqeeya Arrimaha Caafimaadka deegaanka, dhalinyrada ayaa waxay baaritaano caafimaad ka sameeyeen Deegaanka Qarsooni oo 15km dhinaca galabeed kaga beegan Degmada Guriceel waxaan bulshada degmadaasi ay baahi weyn u qabeen adeeg Caafimaad.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here