Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ku shaqeysto iibinta Raashiinka Noocyadiisa kala duwan Dhallinyaradan ayaa iibiya Raashiinka qudul duruuriga sida Bariiska, Baastada, Burka, Iyo Saliida iyo kuwa kale.
Qaar kamid ah dhalinyaradaasi ayaa kawarbixiyay ganacsigooda iyo sida nolosha reerkooda uga maareeyaan.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.