Dhalinyaro ku nool Baydhabo oo codsaday in shaqo abuur loo sameeyo

0
52
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baydhabo ee  maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa waxa ku nool dhalinyaro badan kuwaas dhameeyay iskuulada dugsiga sare iyo Jaamacadaha  ku yaalo magaalda Baydhabo islamarkaan shaqo ku waayay waxyaabihii ay barteen.
Dhallinyaradan ayaa hada ka shaqeeya Dhaqista Gawaarida Noocyadooda kala duwan iyo Xirfado kale oo ay noloshooda ku dabaraan.
Sadiiq Axmed Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here