Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyaradaan oo kunool magaalada Baladweyne islamarkaan kaxeeyo gaadiidka yaryar ee looyaqaano mooto bajaajka ayaa furstado shaqo oo cusub ka helay dadka aadka u istacmaalayo inta lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan Gaadiidkooda.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.