Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyaradan oo baratay cilmiga Computer-ka islamarkana shaqo ku waayay cilmigii ay barteen ayaa hadda ku dhiiraday inay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka hirgeliyaan goobo ama xarumo lagu cilad bixiyo Computer-ka si ay mareeyaan nolol maalmeedka Qoysaskooda.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.