Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo Nolol-maalmeedkooda ka maareeya duubista Muuqaalada

0
4

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhallinyaradaan oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkaana bartay isticmaalka Kombiyuuterka ayaa ku shaqaysta Xirafadda nashqadeeynta loogooyinka iyo boorarka goobaha ganacsiga, iskuulada,Aroosyada iyo Xafladaha qalinjibinta.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here