Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo bilaabay in ay bartaan xirfadda gacanta

0
102

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maxamed Cabdi Aadan oo kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne ee Xaruunta gobalka Hiiraan ayaa isku xilqaamay inuu baro dhalinyarada shaqa la’aanta ah Xirfada farsamada gacanta.

Waxyaabaha uu baro dhalinyaradan ayaa waxa kamid ah cilad bixinta moobeelada, Saacadaha , Qasaaladaha iyo waxyaabo kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here