Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo hal-abuurtay fikrad Ganacsi

0
32

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyaradan oo ku nool maagalada Baladweyne ayaa noloshooda ka Maareeyo iibinta hilibka geela iyagoo ku gancsado suuqa daarwiishta ee Baladweyne.

Hilibka ayeey ka keenaan Kawaanka weyn ee magaalada Baladweyne,kaas oo si maalinle ah loogu qalo hilibka geela

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here