Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay fursad shaqo

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waayadii dambe la daala dhacayo shaqo la`aan baahsan laakiin waxaa jiro dhalinyaro badan oo abuurtay shaqooyin kala duwan kuwaas oo ay noloshooda kaga maareeyaan.

Dhallinyaro ku nool magaalada Baladweyne ayaa abuurtay fursad ganacsi iyagoona suuqa yoobsan ee magaalada ku iibiyaha kaba nuucyadooda kala duwan sida kuwa raga iyo dumarka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here