Dhalinyaro ka timid magaalada Muqdisho oo dalxiis uyimid deegaanada Jubbaland

0
31

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degaan Goobwayn ayaa waxa buux dhaafiyay dalxiisayaal ka kala yimid deegaanada Jubaland, Gobalada dalka iyo dalalka calamka waxa uuna si maalinle ah deegaanka u marti galiyaa dalxiisayaal tirabadan, Dhalinyaro ka yimid magaalada muqdisho ee casimada dalka ayaa kamid ah dadka ku dalxiisaya waxayna ka warbixiyeen waxay uga dhigan tahay inay ku dalxiisaan deegaanka Goobwayn iyo ujeedka ay uyimadeen.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here