Dhalinyaro ka shaqeyso sameynta Doomaha iyo Haamaha Biyaha oo ka waramay sida ay u sameeyaan

0
502

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Shirkada Kiboora ee magaalada Kismaayo ayaa waxay soo saartaa Haamaha biyaha iyo Doomaha Kalluumeysiga,dhalinyaro ka shaqeyso shirkada ayaa Idaacadda Waamo uga warbixiyay sida ay u soo saaraan.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here