Dhalinyaro ka shaqeeyso xallinta khilaafaadyada barakacayaasha

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kaamamka barakacayaasha waxaa mararka qaar ka dhaco Khilaafaadyo yaryar,taas oo ugu dambeeyn ay xaliyaan Odayaasha dhaqanka iyo Nabadoonada,balse Aadan Mursal Cadoow oo ah Madaxa Tababarada iyo Wacyi gelinta Ururka Dhalinyarada Degmada Kismaayo ahna Gudoomiyaha Kaamka Badar ee magaalada Kismaayo mudo dheerna ku soo dhex jiray xallinta khilaadyada ayaa Idaacadda Waamo uga waramay sida ay u xaliyaan Khilaafaadyada ka dhax dhaca barakacayaasha.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here