Dhalinyaro ka shaqeeyso Kawaanada Hilibka Magaalada Kismaayo oo ka hadlay sida ay Nolosha Qoysaskooda uga maareeyaan

0
382

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Hilibka waan  nooc ka mid ah wax yaabaha cuntada lagu darsado ee dhadhanka u yeela, iydoona bulshada si joogta ah u iibsadaan maalin kasto.

waxaa jira dhalinyaro badan oo ka ganacsada iibinta hilibka oo ka raadiyo nolol maalmeedkooda iyo tan qoyskaba.
Hadabo qaar ka mid ah dhalinyarada iibiya Hilibka oo la hadlay Idaacadda Waamo ayaa ka warbixiyey sida ay noloshooda iyo walibo tan qoyska uga maareeyaan.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here