Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ku nool magaalada kismaayo ayaa waxaa ay qaarkood ku soo kordhiyeen hal-abuur ganacsi Magalaada Kismaayo,xaruntan timaha jaraha ee Horseed waa xarun lugu jaro timaha oo ay abaabuleen qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool Magalaada Kismaayo
Xaruntan waxaa ay dhalinyarada ku soo kordhiyeen adeega masaajka oo loo adeegsanayo qalab casir ah oo ay islamarkaana ay ka howlgalayaan dhaqaatiir isku jira Soomaali iyo ajaanib.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.