Dhalinyaro Ka Faa’iideysatey maalgelin Ganacsi oo Loo sameeyey

0
41
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bangiga IBS Bank waxaa uu kamid yahay bangiyada ku yaalla qaar kamid ah degmooyinka koonfur-galbeed soomaaliya, waxaana uu kamid yahay Bangiyada fursadaha ugu fiican siiya ganacatada kala duwan si gaar ah ganacsatada hada soo koreysa taasi oo loo sameynaayo fursado maalgalineed oo kala duwan.
Bangiga IBS Bank marka an Si gaar ah uga hadlo  cida u siya fursadaha ayaa ah ganacsatada yar yar kuwaasi oo ku tageera sidii ay u heli lahayeen lacago maalgalineed oo ay ku bilowdaan Ganacsigooda.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here