Dhalinyaro ka baxaday Jamacadaaha kuyaal Magaalada kismaayo oo loo abuuray fursado ganacsi

0
312

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Inta badan dhalinyarada Soomaaliyeed marka ay dhameeyaan heerka 1-aad ee Jamaacadda waxay kuwareeraan halka ay shaqo kaheli lahaayeen iyada oo qaar kood uu nasiibka u horseedo in ay helaan fursado shaqo oo laxiriira waxa ay soo barteen halka qaarkoodna ay wayaan.

Bangiga Amal laantiiisa Kismaayo oo ka duulaayo hormarinta dhalinyarda deegaanka ayaa waxaa jiro dhalinyaro badan oo ka faa’ideystay Barnaamijka Dhalin-kaab kaas oo lagu maalgaliyo dhalinyarda kabaxda Jaamacadaha Kismaayo.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here