Dhalinyaro isxilqaantay oo deeq lacago ah gaarsiiyay Qoysaska danyarta ah oo ku nool Kaam Harboole

0
262

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyaro ku nool magaalada Kismaayo oo fariimo is caawin ah ku baahiyay baraha bulshada ayaa ka jawaabay warbixintii aan ka diyaarinay kaam Harboole ee kismaayo taasoo aan ku soo bandhignay baahiyaha heysto Qoysaska danyarta ah ee ku sugnaa kaamkaan.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here