Dhalinyaro iskugu jira aqoonyahanno iyo macalimiin oo Baladweyne ka hirgeliyay iskuul si lacag la’aan ah ku dhigtan ardeyda danyarta

0
100

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In ka badan 250 ardey oo iskugu jira agoon iyo danyar ayaa si lacag la’aan ah ku dhigata iskuulka daryeel ee Magaalada Baladweyne oo 11 sano ka hor ay aasaaseen dhalinyaro iskugu jira aqoonyahanno iyo macalimiin.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here