Dhalinyaro isku xil qaantay caawinta dadka qaba xanuunada wax looga qaban waayay gudaha Soomaaliya.

0
333

Gaalkacayo(Idaacada Waamo)Magaalada Galkacyo, waxaa jira dhalinyaro is xil-qaantay waxay bilaabeen in dadka qaba xanuunada aan wax looga qaban karin gudaha dalka ay lacagu u aruuriyaan ka dibna ay dalka dibaddiisa ugu diraan daaweyn caafimaad.

Drs Haboon Muuse Yuusuf oo ka mid ah ururka is xilqaamayaasha iftiinka gobolka Mudug waxa ay sheegtay in ay dad badan wax u qabteen Bulshadana ay la kaashaadaan si dadkaas wax loogu qabto sidoo kale waxa ay sheegtay in ay u taagan yihiin wax u qabashada cidkasta oo qaba xanuunada aan gudaha dalka wax looga qaban karin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here