Dhallinyaro is xilqaantay oo bilowday sameynta gafuur xirka magaalada Balad-xaawo

0
456

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Cudurka Coronavirus uu saamayn badan uu ku hayo dunida waxaa uu sidoo kale uu saameeyey cudurka COVID-19 wadanka Soomaaliya.

Dowlada Federalka iyo Dowlad-Gobaleed-yada dalka ayaa ku dadaalayaan xakamaynta faafida Cudurka Coronavirus,dhalinyrada ku nool dagmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay si iskooda u samaynayaan agabka looga hortaga cudurka COVID-19 waxa ayna habeenkii ku mashquulsan yihiin samaynta maskaraha oo lugu xirto afka si ay ooga taxdaraan Xanuunka COVID-19.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here