Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhirta waa mid faa`iido u leh dadka iyo deegaanka waana mid ay intifaacsan doonaan jiilalka inaga dambeeya hadii si weyn loo ilaaliyo.
Dhalinyaro is abaabushay oo is xilqaamay ayaa Kismaayo ee xarunta gobalka jubbada hoose ka bilaabay in ay dhir beeris ku sameeyaan xarumaha dowladda, waxayna hal ku dhig ka dhigteen Jubbaland oo cagaaran.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.