Dhalinyaro fursado shaqo ka heshay goobaha lagu qurxiyo Ilkaha Baladweyne

0
8

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-ln ka badan Afar dhalinyaro ah ayaa fursado shaqo ka helay xaruunta lagu hagajiya ilkaha ee Kalsan oo dhawaan laga hergaliyay magaalada Baladweyne taasi oo qaba daaweynta iyo bixinta Ilkaha.

Xarunta Kalsan ayaa qabata daaweynta nocyada kaladuwan ee hagajinta Ilkaha,  sida Xirista Ilkaha, buuxinta iyo dareen dilista Ilkaha.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here