Dhalinyaro Ka Faa’iideystay Fursado shaqo oo Ka Jiray Iskuulka Alpha Baladweyne

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka iskuulka Alpha ee Baladweyne ayaa shaqa abuur u sameeyay ku dhawaad 11 macalin kuwaasi markii hore shaqa la aan ahaa.

Dhallinyaradan ayaa ardayda iskuulkaasi bara maadooyin kala duwan waxaana lagu soo xushay aqoontooda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here